Daafaca kooxda Juventus Stephan Lichtsteiner ayaa la xaqiijiyay in uu Gali doono qaliin dhanka wadnaha ah sida ay xaqiijisay kooxda
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Switzerland ayaa la badalay kulankii ay Barbaraha ay la galeen kooxda Frosinone bishii September 23 kadib markii uu xanuun uu dareemay daafaca
Kooxda ayaa maanta oo jimco ah xaqiijisay in uu xidiga uu Gali doono qaliin deg deg ah kadib markii la xaqiijiyay in uu jiraan xanuun qeybaha qashin saarka ah

