Stephan Lichtsteiner oo Qaliin dhanka wadnaha ah Gali doono sida ay Xaqiijisay kooxda Juventus

0

Daafaca kooxda Juventus Stephan Lichtsteiner ayaa la xaqiijiyay in uu Gali doono qaliin dhanka wadnaha ah sida ay xaqiijisay kooxda

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Switzerland ayaa la badalay kulankii ay Barbaraha ay la galeen kooxda Frosinone bishii  September 23 kadib markii uu xanuun uu dareemay daafaca

Kooxda ayaa maanta oo jimco ah xaqiijisay in uu xidiga uu Gali doono qaliin deg deg ah kadib markii la xaqiijiyay in uu jiraan xanuun qeybaha qashin saarka ah

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here