War Deg Deg:- Agaasimaha Idaacada Goob-joog Fm oo La Xiray+Dhageyso

0

Hay’ada Dambi Baarista CID-da ee Dowlada Soomaliya ayaa Goordhaweyd Xabsiga dhigtay Agaasimaha Idaacada Goob-joog Fm Mudane Xasan Maxamuud.

Agaasimaha ayaa la sheegay in loogu yeeray xarunta CID-DA, waxaa la ogeyn sababta ka dambeysa Xariga Agaasimaha idaacada Goob-joog FM Xasan Maxamuud.

Bashiir  Maxamuud Wehliye waxa uu kamid yahay maamulka idaacada Goob-joog FM waxa uu ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here