Hay’ada Dambi Baarista CID-da ee Dowlada Soomaliya ayaa Goordhaweyd Xabsiga dhigtay Agaasimaha Idaacada Goob-joog Fm Mudane Xasan Maxamuud.
Agaasimaha ayaa la sheegay in loogu yeeray xarunta CID-DA, waxaa la ogeyn sababta ka dambeysa Xariga Agaasimaha idaacada Goob-joog FM Xasan Maxamuud.
Bashiir Maxamuud Wehliye waxa uu kamid yahay maamulka idaacada Goob-joog FM waxa uu ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

