War Deg Deg: Qarax Loo Adeegsaday Miino oo Goordhaweyd ka Dhacay Xaafada KPP

0

Qarax miino ayaa Goordhaweyd ka Dhacay Xaafada KPP ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay goob Fariisin u aheyd Ciidamo ka Tirsan kuwa Dowlada Soomaliya.

Lama ogo qasaaraha uu dhaliyay qaraxa

Lasoco wixii kusoo kordha warkaan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here