Machester United oo Shaqada ka Ceyrisay Macalin Luis Van Gaal

0

Kooxda Manchester United ayaa goordhaweyd shaqada ka ceyrisay macalikeeda Luis Van Gaal iyo dhamaan caawiyaashiisii.

War kasoo baxay Goordhaweyd kooxda  ayaa lagu sheegay in Vaan Gaal Shaqada laga ceyriyay kadib markii uu kooxda ku hoogaamiyay meel aysan u qalmin., Habeen hore ayay  aheyd markii Manchester United uu kula guuleystay koobka FA Cup-ka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here