Macalinka Kooxda Manchester united Louis van Gaal ayaa sheegay in ciyaartooda kooxda Manchester United ay u baahan yihiin xawaare dheere si guul ugu gaaraan kulanka Derby Manchester oo galabta dhacaya
United ayaa xili ciyaareedkaan lasoo wareegtay xidigo ay kamid Yihiin Memphis Depay iyo Anthony Martial iyadoona suuqa dhigtay xidigo ay Kamid Yihiin Angel Di Maria, Robin van Persie, Falcao iyo Nani
Isagoo saxaafada la Hadlaayay ka Hor kulanka Derby Manchester ayuu ugu baaqay dhamaan ciyaartooda koxda Manchester United in ay la yimaadaan xawaaro dheereeya si ay guul ugu gaaraan kooxda Manchester City

