Manchester United Macalinkeeda o Baaq u jeediyay Xidigaha kooxda Manchester United

0

Macalinka Kooxda Manchester united Louis van Gaal ayaa sheegay in ciyaartooda kooxda Manchester United ay u baahan yihiin xawaare dheere si guul ugu gaaraan kulanka Derby Manchester  oo galabta dhacaya

United ayaa xili ciyaareedkaan lasoo wareegtay xidigo ay kamid Yihiin Memphis Depay iyo Anthony Martial iyadoona suuqa dhigtay xidigo ay Kamid Yihiin Angel Di Maria, Robin van Persie, Falcao iyo Nani

Isagoo saxaafada la Hadlaayay ka Hor kulanka Derby Manchester ayuu ugu baaqay dhamaan ciyaartooda koxda Manchester United in ay la yimaadaan xawaaro dheereeya si ay guul ugu gaaraan kooxda Manchester City

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here