Hazard oo loogu gacan Haatinaayo kooxaha  Real Madrid & Barcelona

0

Kooxaha dalka Spain ka dhisan ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa u dagaalamaya saxiixa laacibka kooxda Chelsea Eden Hazard xili uu qilaaf kala dhaxeeyo macalinkiisa Jose Mourinho,

Sidoo kale waxaa xiisaha ku soo biiray kooxaha Manchester United and Manchester City kuwasoo doonaya in ay la wareegaan laacibka heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka ee Eden Hazard

Laacibkii Hore ee  kooxda Lyon ayaa qilaaf waxa uu kala dhaxeeyaa macalinkiisa Jose Morinho kadib Markii bandhigiisa loogu Bartay uu Hoos u dhac uu ku Yimaaday xili ciyaareedkaan

Daily Star ayaa saakay ku waramaysa in kooxaha Manchester United, Manchester City Real Madrid & Barcelona ay wada xiiseenayaan xidiga heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka Hazard

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here