Daawo Sawirrada:- Barcelona oo ku Guuleysatay Horyaalka dalka Spain

0

Kooxda Barcelona ayaa caawa u Guuleystay Horyaala Dalka Spain markeeda 24-aad ee Tariikhdana Horyaalka dalka Spain.

Barcelona ayaa guul ka gaartay kooxda Granada kadib markii sadexley uu dhaliyay Laacibka Luis Suarez oo xili ciyaareedkaan dhaliyay Horyaalka dalka Spain 40-Goal dhanka Horyaalka.

 

342A6B6F00000578-3590571-image-a-57_1463249416677 342A82C700000578-3590571-image-a-54_1463249407754 342A946E00000578-3590571-image-m-58_1463249475281 342A967500000578-3590571-image-a-50_1463249395553

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here