Kooxda Beyer Munich ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay heshiis la gaartay xidiga qadka dhexe ee kooxda Benfica Renato Sanches.
Bartilmaameedkii kooxda Manchester United ayaa maanta oo isniin ah lagu dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu biiray kooxda dalka Germany ee Bayern Munich sida lagu daabacay Majalada Die Roten.
Heshiiska xidiga reer Portugal ee Renato Sanches ayaa lagu garaacay kooxda Manchester United oo shalay u gaartay 80-Million.

