Rasmi ah:- Renato Sanches oo ku Biiray kooxda Beyer Munich

0

Kooxda Beyer Munich ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay heshiis la gaartay  xidiga qadka dhexe ee kooxda Benfica  Renato Sanches.

Bartilmaameedkii kooxda Manchester United ayaa maanta oo isniin  ah lagu dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu biiray kooxda dalka Germany ee Bayern Munich sida lagu daabacay Majalada Die Roten.

Heshiiska xidiga reer Portugal ee Renato Sanches ayaa lagu garaacay kooxda Manchester United oo shalay u gaartay  80-Million.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here