Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa amray in la hakiyo doorashada kursiga sumadiisu ay tahay HOP#204, kaasoo deegaan doorashadiisa ay tahay maamulka Koofur Galbeed.
Kursigan waxaa sanadihii la soo dhaafay aad u daneynayay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaakiya C/qaadir Jaamac, iyadoo warar soo baxaya ay sheegayaan in madaxweyne Lafta Gareen uu kursigan u wado Wasiirka amniga maamulka Kiofur Galbeed.

