Akhriso:-Galmudug oo Shaacisay Kuraastii Ugu Dambeysay ee Doorashadda

0

Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Kuraasta HOP#018, HOP#021 iyo HOP#020 iyo xiliga qabashada doorashada oo ah 15/03/2022.

Waa kuraastii ugu dambeysay ee lagu dooran doono Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, ee Dowladd Goboleedka Galmudug.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here