Wasiir Odawaa iyo Madaxweyne Guuleed oo si wadajir ah u dhaxdhigay Dekada Magaalada Hobyo

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa  iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guulee d ayaa  Maanta si wada jir ah u dhagax dhigay Dekada Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Dhagax dhiga Dekada Magaalada Hobyo  waxaa ku sugnaa Wasiiro ka Tirsan Maamulka Galmudug iyo xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka maamulka Galmudug iyo waxgradka degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Dhanka kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed waxaa goor dhow la filayaa in lagu dhawaaqo Maamulka uu yeelana doono  degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here