Faahfaahin ku Saabsan Dagaal ka dhacay  Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose

0

Wararka haatan ka imaanaya Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Gudaha Magaaladaas uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa Midowga Africa ee amisom.

Ciidamada dowlada soomaliya oo saakay aroortiil la wareegay Magaalada Marka ayaa a sheegay In ay dagaal culus  kala kulmeen ciidamada al-shabaab oo Magaalada weerar xoogan kusoo qaaday.

Qaar kamid ah dadka deeganka Magaalada oo la hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadii kala duwan dadkiina ay ka barakaceen Gudaha Magaalada Marka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here