Warbixin laga soo saaray Wadamada Ugu Musuq-maasuqa badan Caalamka iyo Soomaliya Halka ay ka gashay,

0

Warbixin lasoo saaray ayaa Lagu sheegay wadamada caalamka ugu musuq-maasuqa badan iyadoo wadamada Soomaliya woqooyiga Korea iyo Afghanistan ay kamid Noqdeen wadamada ugu musuq-maasuqa badan caalamka, sanadkii dhamaaday 2015-

Warbixitaan ayaa Lagu sheegay in wadamada soomaliya, woqooyiga Korea, iyo Afghanistan ay sanadkaan kamid noqdeen wadamada ugu musuq-maasuqa badan caalamka kadib markii la ogaaday baaritaano la sameeyay,

Wadamada Somalia iyo woqooyiga Korea ayaa kaalimaha wadamada Musuq-maasuqa kasoo galay kaalinta 8-aad Halka wadanka Afghanistan uu soo galay kaalinta 11-aad dhanka musuq maasuqa caalamka.

Ma jiro wadan caalamka ka Tirsan oo musus-maasuqiisa uu gaaray 100% laakin wadamada Denmark. Sweden iyo Finland ayaa kamid Noqday wadamada ku dhawaaday in ay gaaraan wadamada ugu musuq-maasuqa badan caalamka,

Wadanka Japan  ayaa si Fudud kusoo galay kaalinta 75-aad halka wadamada chine iyo Philippines ay soo galeen kaalimaha 37-aad iyo 35-aad wadamada Colombia iyo Myanmar. Ayaa kamid Noqday wadamada ugu musuq-maasuqa badan caalamka kawaasi oo soo galay kaalinta 21-aad, Canada ayaa soo gashay kaalinta 83-aad halka Mareykanka uu soo galay kaalinta 76-aad si lamid ah wadamada chile Uruguay ay kamid Noqday wadamada ugu musuq-maasuqa badan caalamka.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here