Macalinka kmg-ga ee kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa amaanay Goolhayaha kooxda arsenal Petr Cech ka hor kulanka ay maalinta bari ah ay la ciyaari doonaan kooxda arsenal,
Macalinka Duch-ka ayaa xidigaan mar macalin usoo Noqday waayihii ugu horeeyay noloshadiisa garoonka Stamford Bridge xili laacibka uu dhawaan ku biiray kooxda arsenal ee Magaalada London oo bari soo dhaweyn doonta kooxda Chelsea.
Naadiga Chelsea ayaa goolhayaha heerka caalami ee xulka dalka Czech iibisay kadib markii ay kooxda lasoo wareegtay goolhayaha heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka ee Thibaut Courtois, oo amaah kooxda kaga maqnaa,

