Line Up-ka kooxaha Liverpool iyo Norwich

0

Jordon Ibe ayaa nasiib u yeeshtay In uu kusoo bilowdo kulanka u dhaxeeya kooxaha Liverpool vs Norwich Halka daafaca heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska ee Jon Flanagan loo magacaabay ciyaartooda keydka ee kooxda Liverpool kadib markii uu garoomada ka maqnaa muddo 1-sano iyo sideed bilood,

Weeraryahanka reer Belgium Christian Benteke, oo kooxda Norwich ka dhaliyay 4-gool waayihiisa kooxda Aston Villa waxaana badalkiisa la xushtay weeraryahanka heerka caalami ee xulka dalka Brazil ee Roberto Firmino

Alberto Moreno,  ayaa sidoo kale kooxda Lierpool galabta u safan doonta kulankii 50-aad ee waayihiisa kooxda Liverpool.

Norwich starting XI: Rudd; Pinto, Martin, Bassong, Brady; Redmond, Dorrans, Howson, Hoolahan; Naismith; Mbokani.
Norwich subs: Ruddy, Jerome, Jarvis, Klose, Mulumbu, Olsson, Odjidja.

Liverpool starting XI: Mignolet, Clyne, Toure, Sakho, Moreno, Lucas, Can, Henderson, Milner, Ibe, Firmino.
Liverpool subs: Ward, Caulker, Flanagan, Teixeira, Allen, Lallana, Benteke

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here