Macalin Guus Hiddink  oo amaan usoo jeediyay  Petr Cech

0

Macalinka kmg-ga ee kooxda Chelsea Guus Hiddink  ayaa amaanay Goolhayaha kooxda arsenal Petr Cech ka hor kulanka ay maalinta bari ah ay la ciyaari doonaan kooxda arsenal,

Macalinka Duch-ka ayaa xidigaan mar macalin usoo Noqday waayihii ugu horeeyay noloshadiisa  garoonka Stamford Bridge xili laacibka  uu dhawaan ku biiray kooxda arsenal ee Magaalada London oo bari soo dhaweyn doonta kooxda Chelsea.

Naadiga Chelsea ayaa goolhayaha heerka caalami ee xulka dalka Czech iibisay kadib markii ay kooxda lasoo wareegtay goolhayaha heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka ee Thibaut Courtois, oo amaah kooxda kaga maqnaa,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here