Naceeb Weyn ayay ii Muujiyaan Taageerayaasha kooxda Stoke City

0

Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay ka Hor kulanka Stoke City iyo Arsenal in taageerayaasha kooxda Stoke City ay aad u neceb yihiin.

Arsene Wenger ayaa dhaleeceeyay Taageerayaasha kooxda Stoke City xili ciyaareedkii 2010-kii kadib markii xidiga daafaca  ka ciyaara ee Ryan Shawcross uu jabiyay xidiga qadka dhexe ee kooxda arsenal Aaron Ramsey. oo muddo Garoomada ka maqnaa,

Macalin Arsene Wenger ayaa ku Tilmaamay arintaas mid  lamid ah mida uu sameeyo xidiga ciyaara ciyaaraha Rugby ee Robert Huth.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here