Madaxweynaha Galmudug oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Gobolka Mudug

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug isagoo magacaabay gudoomiye Cusub.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa loo magacaabay Mudane C/raxmaan Cali Diire.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here