Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug isagoo magacaabay gudoomiye Cusub.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa loo magacaabay Mudane C/raxmaan Cali Diire.


