Wararka Goodax Barre oo Puntland Ka Raaligaliyay Hadalkii ahaa in uu Fashilmay Imtixaankooda By Radio Simba - Mayıs 19, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa raalli-gelin ka bixiyay hadalkii uu shalay ku sheegay in imtixaanka shahaadiga Puntland uu fashilmay.