War Deg Deg;-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax xooganaa ayaa caawa ka dhacay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacay dhabarka dambe ee xarunta Iskaashatada oo ku taalla Degmada Xamar Weyne ee Gobalka Banaadir,wuxuuna ku xirnaa gaari kuwa raaxadda ah.

Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana la xiray wadooyinka soo galay sida ay inoo sheegeen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here