Qarax Gaari lagu xiray ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay Laamiga Seybiyaano Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.
Inta la xaqiijiyay 1-ruux ayaa ku dhintay qaraxa,warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay gaari dagaal.
Wixii kusoo kordha kala Soco Simbanews.com

