War Deg Deg:-Qarax Gaari oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax Gaari lagu xiray ayaa goordhaweyd  ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay Laamiga Seybiyaano Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Inta la xaqiijiyay 1-ruux ayaa ku dhintay  qaraxa,warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay gaari dagaal.

Wixii kusoo kordha kala Soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here