Akhriso:- Isku aadka Wareega 4-aad ee Koobka FA Cup-ka

0

Waxaa Habeenkii xalay la sameeyay isku aadka wareega 4-aad ee koobka Labaad ee ugu xiisaha badan Horyaalka dalka Ingiriiska ee Fa Cup-ka,

Koobka Fa Cup-ka wareegiisa 4-aad ayaa la ciyaari doonaa 29th Bisha  January iyo 1st Bisha February 2016.  kooxda Arsenal ay la ciyaari doonta kooxda Sunderland halka Manchester United ay u safri doonto kooxda Derby County.

West Brom or Bristol City vs Peterborough United
 Eastleigh or Bolton vs Leeds United
 Arsenal vs Burnley
 Derby County vs Manchester United
 Huddersfield Town or Reading vs Walsall
 Exeter City or Liverpool vs  West Ham United
 Wycombe or Aston Villa vs  Manchester City
 Shrewsbury vs Sheffield Wednesday
 Nottingham Forest vs Watford
 Carlisle United or Yeovil vs Everton
Crystal Palace vs Stoke City
 Oxford United vs  Newport County or Blackburn Rovers
 Ipswich Town or Portsmouth vs AFC Bournemouth
 Colchester United vs  Tottenham or Leicester City
 Bury or Bradford vs Hull City
 Northampton Town or MK Dons vs Chelse

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here