Wafdi Ka Socda Maamulka Puntland oo Gaaray Magaaladda Baydhabo+Sawirro

0

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa maanta  gaaray magaalada Baydhabo, iyagoo halkaas uga qeyb galaya caleemo saarka Madaxweynaha koonfur galbeed C/casiis Lafta Gareen.

Madaxweynaha Puntland waxaa ku wehlinaya guddoomiyaaha barlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) iyo Xildhibaano ka Tirsan barlamaanka.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay in aqbaleen casuumaad uga timid Madaxda koonfur galbeed, iyagoo tixgalinaya xurmada iyo wada shaqaynta ka dhaxeysa dowlad goboleedyada Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here