Golaha Midowga Musharaxinta oo War Kasoo Saaray Go’aanka Midowga afrika

0

Golaha Midowga Musharaxinta ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Midowga Afrika inuu ka laabto bayaankii uu ku difaacayay Wakiilkii Midowga Afrika Madiera oo dalka uu ka eryay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Midowga Musharaxinta ayaa ku eedeeyay Amb Francisco Madiera inuu faragelin qaawan ku hayay arrimaha gudaha Soomaaliya oo ay ku jirto inuu dhinac la safnaa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here