Akhriso:-Laba Kursi oo Maanta Lagu Dooranayo Magaaladda Baladweyne

0

Magaaladda Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan waxaa maanta ka dhacaysa Doorashadda Laba Kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Kuraasta maanta doorashadooda ay ka dhacayso Magaaladda Baladweyne ayaa kala ah HOP059 Iyo Hop019.

Kursiga Tirsigiisu yahay HOP#019 ayaa waxaa shahaadooyinka musharaxnimo qaatay oo ku tartami doona illaa shan musharax oo kala ah.

  1. Abdirahman Elmi Siyaad
  2. Faadumo Khaliif Guuleed
  3. Mohamed Abdulkadir Mohamed
  4. Ahmed Mohamed Ibrahim

5 Mohamed Mohamud Ali

Dhanka kale waxaa kursiga HOP059 ku tartamaya Labo musharax oo kala ah;

  1. Mohamed Abdullahi Buraale ( Raaxeeye)
  2. Cabdullahi Cali Cilmi

Kuraasta maanta lagu dooranayo Magalaada baladweyne ayaa waxaa kasoo muuqan doonin xubnihii afartii sano aynu soo dhaafnay ku fadhiyay kuraastaan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here