Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed SEIT Jubbaland, ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergooyinka kuraasta kala ah HOP#219 iyo HOP#133.
Labadaan kursi ee ay guddigu shaaciyeen ayaa noqonaaya labadii ugu dambeysay kuraasta deegaanka doorashada Koowaad ee Jubbaland.


