Galmudug oo Qabanaysa Doorashadda Kuraastii Ugu Dambeysay ee Golaha shacabka

0

Maaamulka Galmudug ayaa maanta soo gaba-gabeynaya doorashadda Xildhibaanadda Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ilaa 3-kursi oo kala ah HOP018, HOP020,HOP021 ayaa maanta lagu dooranayaa Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ,waxaana kuraasta ugu dambeysa ee Xildhibaanadda Golaha shacabka xubnaha ka imaanaya Galmudug.

Musharixiinta Kursiga HOP#018 oo shahaadada musharaxnimo qaatay, Musharixiintaas oo kala ah :-

  • Sahro Colaad Cabdi
  • 2- Nimco Cabdi Maxamuud

Musharixiinta kursiga HOP#021 oo shahaadada Musharaxnimo qaatay, Musharixiintaas oo kala ah:-

1- Xuseen Axmed Culusoow

2- Yaasmiin Yaasiin Xassan

Galmudug ayaa noqonaysa maamulkii labaad ee soo gaba-gabeeya doorashadda xildhibaanadda golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here