Wararka DEG DEG:-Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Jubbaland oo lagu dhawaaqay By mowliid isse - Ağustos 12, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Doorashada Maamulka Jubbalnd ayaa ku dhawaaqay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaanada ayaa ka kooban 73 mudane, Doorashada Jubaland ayaa lagu wadaa inay dhacdo 24ka bishaan. Halkaan ka Aqriso