War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax xooganaa ayaa gooordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho ee Caasimadda soomaaliya.

Qaraxaan oo gaari ku rarnaa ayaa ka dhacay Koontaroolka laga ilaaliyo garoonka Diyraadaha Aadan Cadde ee ku dhaw Isgooska KM-4 oo maalmo ka hor sidaan ugu dhacay.

Gaariga qarxay ayaa la sheegay in uu ku jirey safafka gaadiidka la baarayay.

Waxaa jira khasaare ka dhashay qaraxaan,madaama wadada ay tahay mid mashquul badan.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here