Maamulka Puntland oo Sheegay in Deeganadiisa Lagu Tagi Doono Fiiso!!

0

Maamulka Puntland ayaa sheegay in Deeganadiisa lagu tagi doono Viiso, wixii hadda ka dambeeya.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada amniga fasax ay u qabaan inay qabtaan ruuxii si sharcidaro ah ku soo gala deeganada Puntland.

Waxa uu sheegay qof kasta oo soo galaya deeganada Maamulkaasi in laga doonaayo Viiso,balse qofkii laga waayo sharciga lala tiigsan doono sida uu sheegay.

“Dalkan Puntland waxaa lagu soo geli karaa waa fiiso,cid kasta oo tahriib iyo sharci –darro ku soo gasha dalka Puntland waa la qabanayaa maxkamad baana la horkeenayaa” ayuu yiri wasiir ku xigeenka Amniga Puntland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here