Madaxweyne Waare oo XIlkii Ka Qaaday Yuusuf Dabageed,Mid Kalana Magacaabay

0

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo xilkii uu ka qaaday Yuusuf axmed hagar Yuusuf Dabageed.

Xil ka qaadistaan ayaa timid kadib markii Yuusuf Dabageed Gudoomiyihii Hore uu shalay eedeen culus u jeediyay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay Maamulka gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa ka mid ahaa musharaxiintii xilka Madaxweynaha dowladd goboleedka Hirshabelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here