Al-Shabaab oo La Sheegay in Maxkamaddo Ku Leeyihiin Xamar Weyne+Dhageyso

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku fashilantay Sugidda amniga Magaaladda Muqdisho.

Xaaf oo warbaahinta kula hadlayay Magaaladda garoowe kadib markii uu fashil kusoo dhamaaday shirkii Magaaladaas ka socday lixdii maalin aynu soo dhaafnay ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay sugi weysay amniga Muqdisho,islamarkaana ay shabaab ku xoogan yihiin.

Waxa uu sheegay in Xarakadda Al-shabaab ay canshuur ka qaadaan Suuqa bakaaraha,islamarkaana ay Maxkamaddo ay dadka ku xukumaan ay ku leeyihiin Degmadda Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here