Cabdi Barre:-“Kheyre Xildhibaano Ayuu Ku Diyaarsaday Baarlamaanka”,+Dhageyso

0

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu eedeeyay in xildhibaano badan ku diyaarsaday xarunta baarlamaanka Soomaaliya si dhaliilihiisa uga hortagaan.

Xildhibaan Hore Cabdi Barre Jibriil  oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in qorshahaas uu waddo Raisulwasaaare Kheyre,islamarkaana uu doonayo in uu ku wiiqo awooda xildhibaanadda Mucaaradsan Xukuumadiisa.

Waxa uu sheegay in Xukuumadda Xasan Cali Kheyre ay u fashilantay dhinacyadda amaanka, iyo dhaqaalaha,islamarkaana labadii sano aynu soo dhaafnay umadda been kusoo hogaaminayay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here