War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho.

0

Qarax xoogaanaa ayaa caawa ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacay Nawaaxiga Dugsiga Tababarka Ciidanka booliska Soomaaliyeed ee general Kaahiye Degmadda Xamar Jajaba ee Gobolka Banaadir.

Ilaa haatan lama oga waxa uu yahay qaraxa.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here