War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax xooganaa oo inta badan laga maqlay Xaafadaha magaaladda Muqdisho ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay agagaarka Cali Kamiin Degmadda Wartanabadda ee Gobolka Banaadir.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay Kolonyo halkaas maraysay,lama ogaanin waxa ay ahaayeen.

Khasaaraha soo baxaya ayaa sheegaya in labo ruux ay ku dhinteen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here