Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo Saakay Xiran

0

Ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah isgoysyadda wadooyinka Magaaladda Muqdisho.

Wadooyinka xiran waxaa kamid ah Isgoysyada, Howlwadaag, Tarabuunka, wadada KPP, wadada Makka Al-mukarrama, illaa Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho.

Shacabka magaaladda Muqisho ayaa saakay kusoo toosay xirnaanshaha wadooyinka,waxayna adeegsanayaan lugtooda.

Sababaha wadooyinka loo xiray ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Jabuuti Ismaaaciil Cumar Geelle uu kusoo wajahan yahay Magaaladda Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here