Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Mareykanka oo Howlgal Ku Dilay Saraakiil Shabaab ahaa

0

Ciidamada Amniga ayaa Ka furtay hub kala duwan  al-Shabaab Kadib hawlgal ay Ka fuliyeen Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Habeenimadii 09-kii bishaan Maarso ayay Ciidamadu weerar Ku qaadeen Xaafadda Hantiwadaag halkaas oo markiiba ay Ka carareen Alshabaab.

Ciidamadu waxeey gacanta Ku dhigeen noocyo kala duwan oo hub ah kaas oo Al-shabaab u isticmaalaysay waxyeelada dadka Soomaaliyeed.

Cidamada amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Saaxiibbadooda Caalamka ayaa 7-dii bishan howgal qorsheysan ku dilay Afar sarkaal oo ka tirsanaa Al-Shabaab deegaanka Gamboole ee Gobolka Shableellada Dhexe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here