Akhriso:-Maamulka Galmudug oo Dowladda Dhexe Ku Eedeeyay Colaad Hurin

0

Wa-saxafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Galmudug ayaa lagu faah-faahiyay Ciidamadii xalay la wareegay madaxtooyadda Magaaladda Cadaado.

Galmudug waxa ay sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay colaad ka hurinayso Magaaladda cadaado,islamarkaana hadii ay taag daran tahay galmudug aan loo qaadanin in ay gorgortan galayso.

“Ma aha in taag-darri loo qaato Dulqaadka iyo u turidda Dowladda Galmudug. Galmudug marna gorgortan kama galeyso amnigeeda iyo wadajirka deegannadeeda. Waxaan ugu baaqaynaa shacabka Galmdug meel kasta oo ay joogaan in ay nagu gacan-siiyaan difaaca deegaankooda iyo midnimada dowladdooda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here