War Deg Deg:-7-ruux o Goordhaweyd Lagu Dilay Deegaanka Lafoole

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dad shacab ahaa oo goordhaweyd lagu laayay Deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Sida ay inoo xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose dadka laayay ayaa tiradooda lagu sheegay 7-ruux, waxaana u badan Haween.

Ilaa hatan si dhab ah looma oga sababta ka dambeysa in la laayo dadkaan,waxaana goobta uu falka ka dhacay gaaray Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka.

Wixii kusoo kordha warkaan kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here