War Deg Deg:-Qaraxyo 3 ahaa oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo 3 ahaa oo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal labo qarax oo dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay Kolonyo katirsan Ciidamadda AMISOM oo marayay inta u dhaxeeysa Cooca Coola & Warshada Baastada Degmadda Heliwaa ee Gobolka banaadir.

Rasaas ayaa la maqlay Qaraxyadda kadib oo ay ridayeen Ciidamadda Midowga Afrika AMISOM ee qaraxa lala eegtay.

Dhanka qarax gaari Lagu Xiray ayaa ka dhacay Laamiyahara Zoobe.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here