War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdsiho

0

Qarax goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxaan oo melo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacay Degmadda Xamar weyne ee Gobolka banaadir,gaar ahaan Muqdsiho Mall.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa loo adeegsaday gaari.

Wixii kusoo kordha kala Soco Simbanews.com

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here