War DEG DEG:-Qarax Ka Dhacay Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay meel u dhow maqaayad Village oo ku taalla inta u dhaxeysa Zoobe iyo isgoyska Banaadir.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here