Wararka Akhriso:-Saciid Dani oo Joojiyay Daabacaada Lacagta Kunka Shilin By cadnaan kapul - Ocak 14, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Warqad kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillahi Dani ayaa lagu joojiyay daabacaada lacagta kunka shilin ee Soomaaliga ah taasoo maamulkii isaga ka horeeyay uu soo daabici jiray.