Wasaaradda Amniga ayaa cambaareysay weerarkii Hoobiyayaashii ahaa Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Xalane ee Xafiiska UNSOM ee Magaaladda Muqdisho.
Wasaaradda ayaa sheegtay in lagu raad joogo ragii ka dambeeyay weerarkaas, waxaa dhanka kale tacsi loo diray dadkii waxyeeladda ay kasoo gaartay.
Maalin Kadib Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay weerarkii Shabaab ay ku qaadeen xarunta Xalane ee Magaaladda Muqdisho.


